Gabayada

Gorod Family waa dad caan ku ah xagga Siyaasada, Gabayada iyo noocyada kala duwan ee suugaanta, balse dadka qaar ayaa waxee dhahaan hadii Gabayadii Familkaan la Qori lahaa maanta Fanka Somaliyeed ayuu laf dhabar u ahaan lahaa Qoyska reer Gorod ayaa Deegaan ahaan daga Mudug iyo Galgaduud magaalooyinka ee dagaan waxaa kamid ah Galinsoor, Gaalkacyo,